Latest update September 21st, 2016 10:12 AM
Jul 20, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Muqdisho, Soomaaliya ( AFRICASPORTS.NET) – Sport waxaa loo qabtaa si loo dhiirri geliyo isdhexgalka bulshada. Waxaa shaqo loogu abuuraa cayaartooyda, macallimiinta iyo tababbarayaasha, Madaxda...Apr 03, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Madrid, Spain ( AFRICASPORTS.NET) – Cayaartii maanta waxa ay siisay Real Madrid guul uu xaqiijiyay xidigeeda Cristiano Ronaldo oo gooshii labaad laaday . Cayaartii maanta , waxa ay huwaneyd...Mar 09, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Muqdisho,Soomaaliya ( AFRICASPORTS.NET) – Xidigtii Kubada Koleyga Soomaaliya ee Barisamaadkii Astur Jeenyo Magaceeda oo seddexan waa Astur Jaamac Cilmi,waxa ay ku dhalatay Degmada Gaalkacyo ee...Mar 08, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Muqdisho,Soomaaliya ( AFRICASPORTS.NET) – Sida la ogsoon yahay da’ kasta oo ay bulshada caalamka leedahay haddey ahaan lahaayeen caruur ama ciroole, dhallinyaro ama duqoow (waayeel),...Mar 08, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Allah u naxariisto Faarax Weheliye Cadow ( Sendiko) , waxa uu leeyahay taariikh dheer oo sport oo ah midda Soomaaliya. Marxuum Sindiko wuxuu muddo aad u dheer ahaa gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta...Mar 08, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Allaha u naxriistee Gudoomiyihii Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabarow waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadku markuu ahaa 1947-dii. waxa uu yaraantiisii ahaa mid waxbarashada aad...Mar 08, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Cabdulle Nuur Waasuge waxa uu ku dhashey magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya sanadkii 1941-kii, yaraantiisii wuxuu jeclaa guud ahaan ciyaaraha gaar ahaan Kubadda...Mar 08, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Cabdi Bile Cabdi waxaa uu dhashay 28-kii December 1962-kii, waxa uu ku dhashay magaalada Laas-caanood oo ka tirsan gobalka sool. Cabdi Bile Cabdi waxaa uu noqday qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo...Mar 08, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Waxaa xusid mudan in uu Koobka Horyaalka Soomaaliya uu hadda si darandoori ah uga socdo caasimadda Muqdisho. Bahda Africa Sports Network ( Shabakadda Africa Sports) ayaa haddaba idinla soo socodsiin...Mar 08, 2016 Tajuddin FAAQIDAADA CAYAARAHA 0
Muqdisho,Soomaaliya ( AFRICASPORTS.NET) iyadoo horey idin kugu soo gudbinay qeybta 1-aad ee Taariikhda ciyaaraha Soomaaliya,gaar ahaan xiriirada kubadda cagta iyo Koleyga,ayaa waxaa aan qeybtan...