Muqdisho,Soomaaliya ( AFRICASPORTS.NET) iyadoo horey idin kugu soo gudbinay qeybta 1-aad ee Taariikhda ciyaaraha Soomaaliya,gaar ahaan xiriirada kubadda cagta iyo Koleyga,ayaa waxaa aan qeybtan khabiirka dhinaca sport ee Somaliya uu kaga hadlayaa ciyaaraha fudud,Kubadda gacanta,Feerka iyo wixii la mid ah (IWM).
Cali Osmaan waxaa uu inooga sheekeyn doonaa xidigihii ciyaarayey tartamadaasi kor kusoo xusney,sidoo kale Madaxdii xiriiradaasi soo marey iyo Allaha u naxariistee Madaxdii iyo ciyaartoydii 40-ka sano soo shaqeysey ee iminka geeriyootey.